Keydmedia oo bilaabeysa Tabinta wararka Sports-ka

MUQDISHO(KEYDMEDIA) kadib Codsiyo kale duwan oo soo gaaray keydmedia kuna aadanaa in la bilaabo tabinta wararka la xiriira Sports-ka ayaa maamulka keydmedia waxa uu go’aansaday inuu ka jawaabo codsiga macaamiisha ku tixan keydmedia.
Warar Keydmedia Online
Keydmedia oo bilaabeysa Tabinta wararka Sports-ka

“ Keydmedia waxay go’aansatay in ay ka waranto arimaha Sports-ka isla markaana ay ka haqab tirto macaamilkeeda wareed  arimaha ay daneynayaan, waxaana mar walba keydmedia ay tixgalin doontaa codsiyada uga imaanaya bulshada” sidaa waxaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xiriirka bulshada ee keydmedia.

Arimaha Sports  ayeey keydmedia si qota dheer uga warami doontaa isla markaana dal iyo dibad ayeey si siman u falan qeyn doontaa.

WWW.KEYDMEDIA.NET