Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Dad xog-ogaal ah kuna lug leh arimaha ciidamada ayaa sheegay in qorshaha iyo istaraatiijiyada ka danbeysa dagaalkan in ay tahay ciidamo ka tirsan dowlada Burundi oo la doonayo in ay fariisin ka sameestaan saraha African village ee degmada Hodan ku yaala.
Warbixinada la helay waxa ay muujinayaan in si taasi ay u suurta gasho dagaalka ay qeyb ka yihiin kaarayaal iyo gaadiid dagaal oo ay leedahay Amisom, waxaana la tilmaamay in ciidamada dagi lahaa halkaasi istaraatiijiyadi ay wajihi lahaayeen la dajiyay.
Taliyaha ciidamada milatariga Dowlada Dhaga badan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka uu yahay mid leh hadaf fog .
Www.keydmedia.net
Add comment
Comments