Kheyre oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax

Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah caawa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan doorashada soo socto.

Warar Keydmedia Online
Kheyre oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax

Kheyre ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray in uu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

“Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Somaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS.” Ayuu qoray Kheyre. 

Wixii kusoo kordha Warkaan kooban kala soco Keydmedia Online 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 3 August 2021 11:58

Waxaa la rumeysan yahay in Jibriil Saciid Cali Xuseen, ay gacantiisa ku maqan yihiin dad kale oo ajaaniib ah, kuwaas oo badankood la khaarijiyay kadib markii la isku fahmi waayay lacagihii ay Al-Shabaab u codsadeen madax-furashada.