Daawo

Khudbadii MW Farmaajo ee Maanta [Video]

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad kooban maanta ka hor jeediyay Gollaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, side Keydmedia Online hore u soo qortay. 

Warar Keydmedia Online
Khudbadii MW Farmaajo ee Maanta [Video]

MW Farmaajo ayaa u sheegay Xildibaanada Golaha Shacabka in heshiis kasta oo uu lasoo galo maamul goboleedyada uu kusoo celindoono baarlamaanka dhexdiisa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in Gollaha Shacabka ay muhiim u yihiin natiijo kasto oo ka soo baxdo shirka Dhuusamareeb, islamarkaana ay lama horaan tahay in codka lagu celiyo awoodda shacabka, taasoo ula jeeday doorasho qof iyo cod ah in dalka la gaarsiiyo.

Khudbadii MW Farmaajo ayaa aheyd mid kooban, waxeyna Keydmedia Online halkaan idinkugu soo bandhigeysaa Khudbadii oo dhameystiran. 

 

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.