Kismaayo oo Hada Duqeeyn ku socoto

Kismaayo (Keydmedia) - Diyaaradaha Dagaalka ee Dowlada Kenya oo ey adeegsanayaan Shirkadiha Shidaalka ayaa goordhow duqeyn xoogan ka geystay Magaalada Kismayo.
Warar Keydmedia Online
Kismaayo oo Hada Duqeeyn ku socoto

Shirkadihii Shidaalka oo Diyaaradaha Kenyaanka adeegsanaaan ayaa Kismaayo Duqeeyeen Daqiiqado kahor.

Diyaaradaha ayaa duqeynta si gaar ah ula beegsaday guryo iyo xarumo ay si gaar ah lahaayen Horjoogayasha Ajaanibta ah ee Kooxda Godane.

Wixii Faah-Faahinta ah kala soco Keydmedia.net

Keydmedia.net - Xafiiska Kismaayo