kulan ay wada qaateen Madaxweynaha iyo gudoomiyaha Baarlamaanka oo guul daro ku dhamaaday

Muqdisho(keydmedia) Waxaa xalay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay kulan xasaasi ah oo ay wada lahaayeen gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ah Shariif Xasan iyo Madaxweyne Shariif Shiikh Axmed.
News Keydmedia Online

kulanka oo qaatay mudo saacada ah ayaa Madaxweyne Shariif waxaa uu kala hadlay Shariif Xasn inuu furo kulanka Baarlamaanka si loo soo afjaro khilaafka sii daba dheeraaday ee u dhaxeeya madaxda Dowlada, laakiin shariif Xasan arinkaasi si cad ugama war celin waxaana kulanka uu ku soo idlaaday natiija la