Kulan Xasaasi ah ka socda Xafiiska Raisal wasaaraha

Muqdisho (KON) - Kulan ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiirka Arimaha Gudaha, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyaasha qaabilsan Nabad sugida ayaa Caawa ka socda Xafiiska Raisal wasaaraha Soomaaliya.
Warar Keydmedia Online
Kulan Xasaasi ah ka socda Xafiiska Raisal wasaaraha

Kulankaan ayaa looga hadlayaa sidii loo wada shaqeen lahaa oo Amaanka magaalada Muqdisho loo sugi lahaa.

Amaanka Muqdisho oo faraha ka sii baxaya ayaa xiligaan waxa ay Madaxda Dalka balanqaadeen in ay adkeeyaan Amaanka magaalada.

Wixii qodobo ah ee kasoo baxa kulankaasi waan idinla soo socodsiin doonan.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho