UK oo qorsheyneysa inay jarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya
Waxaana fadhiga Gollaha Shacabka, oo kulankooda uga socda Villa Hargeysa ku sugan Wasiirada Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo Xasan Cali Maxamed Amardanbe.
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Gollaha Shacabka ayaa kulankooda 15aad uga furmay maanta Xarunta Villa Hargeysa oo ku dhex-taallo Madaxtooyadda, waxaana looga yeeray fadhiga Wasiiradda Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo Xasan Cali Maxamed Amardanbe.
Waxaa guddoominaya Guddomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka C/weli Sheekh Ibraahim Muudey, iyadoo Ajendayaashu yihiin Akhrinta koowaad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka.
Wixii kasoo baxa Kulanka, kala soco KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments