Labo Soomaali ah oo lagu dilay South Africa

Sanadihii dame dilalka Soomaalida ku nool South Africa ayaa noqday sidii tusbax go'ay, waxaana jirin wax tallaabo ay oo dowladda dalkaasi iyo Maamulka Farmaajo ah qaadeen si loo jooiyo.

Warar Keydmedia Online
Labo Soomaali ah oo lagu dilay South Africa

MUQDISHO, Soomaaliya - Labo Soomaali ah, oo lagu kala magacaabi jiray C/salaan Axmed iyo Qeys ayaa lagu dilay dalka South Africa, kadib markii koox burcad ah ay ku weerartay dukaan ay iskala shaqeynayeen oo ku yaalla deegaanka Cosmos oo katirsan Johannesburg.

Sanadihii dame dilalka Soomaalida ayaa noqday sidii tusbax go'ay, waxaana jirin wax tallaabo ay oo dowladda dalkaasi iyo Maamulka Farmaajo qaadeen si loo jooiyo.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 1 December 2020 7:57

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.