Labo Nin oo Ajnabi ah oo goordhaw Muqdisho lagu dilay

Muqdisho (Keydmedia) - Labo Nin oo ka tirsanaa Shaqaalaha Hey'adda MSF ayaa Nusaac ka hor waxaa lagu dilay xaruuntooda ey ku leeyihiin Buula xubeey ee magaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online
Labo Nin oo Ajnabi ah oo goordhaw Muqdisho lagu dilay

Labadaan Nin waxaa gacantiis ku dilay Nin  isla Hey'adda ka shaqeeya oo Soomaali ah. Labadaan nin ayaa jinsiiyadooda waxaa lagu sheegay ineey kala yihiin Wadamada France iyo Indonesian.

Waxey kaloo wararka sheegayaan in ninkii Dilkaas geystay ee Booliiska Dowlada TFG-da gacanta ku hayaan.

Wixii Faahfaahin Fillo Dhawaan

Keydmedia.net - Xafiiska Muqdisho