Sidee ku billowday dagaalka Muqdisho?
Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Xukuumadda KMG ee Soomaaliya.
Afhayeenka Xukuumadda C/qaadir Walaayo ayaa warbaahinta u aqriyay liiska wasiirada oo u qornaa sidatan:-
R/wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Sh Aadan Maxamed Nuur (Madooobe).
R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi).
R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. C/waaxid Cilmi Goonjeex.
Wasaaradda Garsoorka iyo caddaaladda. C/kariim Axmed Cali.
Wasaaradda arrimaha dibadda Yuusuf Xasan Ibraahin dheeg.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sh. C/qaadir cali Cumar.
Wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi.
Wasaaradda Amniga Qaranka Axmed C/salaam xaaji Aadan.
Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mustaf Sh Cali dhuxuloow.
Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane.
Wasaaradda Haweenka iyo arimaha Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh.
Wasaaradda xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta Gareen.
Wasaaradda dastuurka iyo arr. Federaalka Madoobe Nuunoow.
Wasaaradda beeraha beeraha. Maxamed Ibrqaahin xaabsade.
Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabeynta maxamed Mursal.
Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed (Jingili).
Wasaaradda dhaqancelinta iyo arrimaha bulshada. Prof. maxamed cumar Dalxa.
Wasaaradda gargaarka aadamiga. Maxamud Cabdi Ibraahin (Garweyne).
Wasaaradda warfaafinta. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow).
Wasaaradda Cilmi barista iyo technology-yada Maxamed cali Xagaa.
Wasaaradda macdanta iyo biyaha Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Wasaaradda dib-u-dhiska Xuseen Ceelaabe faahiye.
Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta C/laahi Yuusuf Cigaal.
Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maxamed cabdi Xayir Maareeye.
Wasaaradda Caafimaadka. Maxamuud Jirde Xuseen.
Wasaaradda tamarta iyo shidaalka C/raxmaan Jaamac.
Wasaaradda Boostda iyo isgaarsiinta C/risaaq jurille.
Wasaaradda jaaliydaha C/laahi Axmed c/lle Azhari.
Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro.
Wasaaradda howlaha guud iyo griyeynta Yuusuf Geelle Ugaas.
Wasaaradda warshadaha C/lla Boos Axmed.
Wasaaradda Bay’ada iyo dhirta Burci maxamed xamza.
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ispoortiga Qadiijo maxamed diiriye.
Wasaaradda Hormarinta reer Miyiga. Maxamed Cabdi Yuusuf.
Wasaaradda waxbarashda iyo barbaarinta C/nuur Macalin Maxamuud.
Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Sh Nuur Cali Aadan.
Wasaaradda dib-u-heshiisiinta Xuseen Warsame samatar.
Wasaaradda Lacagta C/laahi Maxamed cali (sanbaloolshe).
Wasaaradda hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar cali Rooble.
Hadaba Aqristayaal isbadalkan muxuu soo kordhin karaa? golaha Barlamaankus go'aan ceynkee ah ayeey ka qaadan doonaan, Ahlu-suna oo dhaawanahan iyana cabasha muujinayay maxay go'aan ah oo ay qaadan doonaan.
wwww.keydmedia.net
Add comment
Comments