Maalinta Koowaad ee Shirka Musharaxiinta oo lasoo afjaray

Ku dhowaad 15 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir uga furmay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana lasoo xiray Maalintii koowaad ee Shirka. 

Warar Keydmedia Online
Maalinta Koowaad ee Shirka Musharaxiinta oo lasoo afjaray

Murashixiinta ayaa Xukuumadda Farmaajo ku eedeeyeen inay diidan tahay in la abuuro jawi doorasho oo la isku halayn karo.

Mucaaradka ayaa sheegay in ay arkaan khatar ku wajahan dimuqraadiyadda curdanka ah ee dalka, waxeyna ku baaqeen doorashooyin xor iyo xalaal ah. 

Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu hanaanka doorashadda afduubey, islamarkaana uu doonayo inuu ku shubto codadka.

Faah-Faahin kala soco bogga hore ee Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.