Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Baaqa Maamulka ayaa waxa uu yimid kadib markii dagaalyahanada uu hogaamiyo Axmed madoobe bishii hore ay dagaal qasaaro sababay ay kula galeen degmada dhoobleey maamulkaasi isla markaana ay ciidamo uga dileen kuwa kalana uga dhaawaceen.
Warar kale ayaa sheegaya in Axmed Madoobe duleedka degmada dhoobleey uu hada ka wado abuubul dagaal isla markaana uu doonayo inuu la wareega guud ahaan qaab maamulka gobalka jubada hoose ee uu ku abtirsado.
Dadka qaar ayaa aaminsan in Madoobe uu heshiis hoose kula jiro Dowlada KMG ah isla markaana uu doonayo inuu mansab siyaasi ah ku gaaro dagaalada uu ka wado gobalada jubooyinka.
Add comment
Comments