Madaafiic lagu weeraray saldhig Ciidamada Kenya ee ku leeyihiin duuleedka Kismaayo

Wararka Keydmedia Online kasoo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Saldhig ay Ciidanka Keyna ku leeyihiin duuleedka Kismaayo lagu weeraray madaafiic. 

Warar Keydmedia Online
Madaafiic lagu weeraray saldhig Ciidamada Kenya ee ku leeyihiin duuleedka Kismaayo

Saldhiggaan oo ku yaalla deegaanka Cabdalla Biroole ee duleedka Kismaayo ayaa la sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ku weerartay dhowr madfac, iyada oo sidoo kale ciidamada Kenya ay ku jawaabeen Madaafiic kale.

Wixii kusoo kordha warkaan kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online 

    Commenting is not available in this channel entry.