Madasha oo beenisay warqad laga faafiyay

Warqadda ayaa lasoo dhigay baraha bulshadda, iyadoo warbaahinta qaar ay saakay soo qoreen in Musharixiin 12 gaaraya ay qaadaceen doorashadda 2020-21.

Warar Keydmedia Online
Madasha oo beenisay warqad laga faafiyay

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Xisbiyada Qaran, oo ay ku midoobeen 6 xisbi siyaasadeed ayaa caddeeneysay inay waxba kama jiraan tahay warqad looga been abuurtay hoggaankeeda sare, oo ay kamid yihiin Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh.

Lama oga cida sameysay been abuurka, balse xiliyadan oo kale ee kala-guurka waxaa soo bata warqado loo ekeysiiyo kuwa ay soo saaraan Dowladda, Maamullada iyo Mucaaradka.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 1 December 2020 7:57

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.