Madaxda Maamul Goboleedyada oo u safray Garoowe

Madaxweynihii hore ee Puntland, marna soo noqday madaxweyne ku xigeen ayaa 12-kii bishan ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya.

Warar Keydmedia Online
Madaxda Maamul Goboleedyada oo u safray Garoowe

DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa goordhaw ka duulay magaalada Dhuusamreeb, iyagoo ku wajahan Garoowe. 

Waxay ka qeyb geli doonaan aaska Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi. Dhinaca kale, Kheyre ayaa la filayaa in uu gaaro Garoowe maalinta beri ah, si uu uga qeyb galo aaska RW hore ee dalka Xasan Abshir oo 12-kii bishan ku geeriyooday dalka Turkiga.

Warar dheeraad ah, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.