Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay wakiilka EU ee Somalia

Kulanka ayaa ahaa mid arrimo badan looga hadlay.

Warar Keydmedia Online
Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay wakiilka EU ee Somalia

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cbdi Kaariye ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Nicolas Barlenge.

Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayey xaaladda guud ee dalka, sida arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo dejin lahaa xiisadda siyaasadeed ee dalka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa uga mahadceliyey taageerada ay xilli walbo la garab taagan yihiin.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.