Madaxweyne Shariif oo si deg deg ah ugu soo laabtay Muqdisho

Muqdish(keydmedia) Madaxweynaha dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif shiikh Axmed ayaa si lama filaan ah maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isagoo ka kicitimay Magaalada Kambaala ee Dalka Uganda.
News Keydmedia Online

Sababta soo gaabisay socdaalka Madaxweynaha ayaa saraakiil ka tirsan Dowlada oo xogogaal ah waxa ay ku sheegeen in ay tahay shirar kala duwan oo ka socda magaalada Muqdisho kuwaasoo ujeedadooda ay tahay sidii loo wiiqi lahaa guud ahaan jiritaanka Dowlada

Madaxweynaha ayaa lagu waramayaa inuu u howl gali doono sidii uu kulan deg deg ah isugu keeni lahaa baarlamaanka isla markaana wax looga badali lahaa arinta muranka badan dhalisay ee iminka ka dhex jirta dowlada, walow dhanka kale uu gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan uu doonayo in gabi ahaanba uu meesha ka saaro labada mas