Egypt releases Somalia girl who killed driver for attempted rape
Fahad ayaa gelinkii dambe tagey magaaladda, isagoo qaatey Shahaadada Musharaxnimo, waxaana la filayaa inuu berri u boobo kursiga HOP86, oo 8 sano ku fadhiyay Faarax C/qaadir.
BELEDWEYNE, Soomaaliya - Keydmedia ayaa heshay magacyada Qaar ka mid ah dadka Maanta ku dhintay qaraxii Is-miidaaminta ahaa, ee ka dhacay magaaladda Beledweyne.
1- Nabadoon Qorane Axmed,
2 - Nabadoon Axmed Xusen Xiireey,
3 - Maxamed Cismaan Food Cade,
4 - Axmed Duwane Siilaanyo,
5 - Cabdirashiid Sheekh Cali oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii gobolka Hiiraan,
6 - Maxamed Cabdullaahi Abtiyow oo ahaa Musharax Xildhibaan,
7 - Dayib Qorane oo ahaa Musharax Xldhibaan,
8 - Cabdiraxmaan Kenyaan oo ahaa guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada degmada Baledweyne,
9 - Mustaf Cabdirashid oo ka mid ahaa bahda Caafimaadka iyo dadkale oo aanan wali magacyadooda la helin.
Qaraxa wuxuu ka dhacay maqaaxi lagu magacaabo Xasan Dhiif, oo ku dhaw xarunta Maamulka gobolka Hiiraan, wuxuuna kusoo beegmay xili Fahad Yaasiin, oo kusii jeeday magaaladda.
Fahad ayaa gelinkii dambe tagey magaaladda, isagoo qaatey Shahaadada Musharaxnimo, waxaana la filayaa inuu berri u boobo kursiga HOP86, oo 8 sano ku fadhiyay Faarax C/qaadir.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments