Mahiga oo madaxda Dowlada uga yeeray Kenya

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Ergeyga QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Augostine Mahiga ayaa ugu baaqay madaxada dowlada in ay bisha soo socoto isugu tagaan magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya.
Warar Keydmedia Online
Mahiga oo madaxda Dowlada uga yeeray Kenya

Amarkan ayuu siiyay Mahiga Madaxweynaha, R.wasaaraha iyo gudoomiyihii hore ee baaralamaanka  hogaamiye kooxeed Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Mahiga ayaa u sheegay warbaahinta in xildhibaano isaga eedeeyay oo uu ka mid ahaa Hogaamiye kooxeed Shariif Xasan inuu ku canaantay baahinta wararka been abuurka ah isla markaana uu ka dalbaday kulankaasi ay soo xaadiraan.

WWW.KEYDMEDIA.NET