Mandheera oo lagu dilay shaqsi kenyaan ah

MANDHEERA(KEYDMEDIA)Waxaa xalay kooxo aan la aqoonsan oo soomaali ah ay degmada Mandheere dil ugu geesteen muwaadin kenyan ah oo madax ka ahaa xaafad ka tirsan degmadaasi.
Warar Keydmedia Online
Mandheera oo lagu dilay shaqsi kenyaan ah

Shaqsiga la dilay ayaa lagu magacaabaa Jamaal Sayid Cabaas waxaana xiligii uu dhacayay dilkiisa uu ku sugnaa meel ku dhaw masaajid deegaankaasi ku yaala.

Al-shabaab ayaa kol hore ku hanjabtay in ay weeraro ka geysan doonto dhamaan goobaha ay ka taliyaan kenyaanka, waxaana aan la ogeyn in tani ay qeyb ka tahay arintaasi.

WWW.KEYDMEDIA.NET