Mareykanka oo amaanay hogaanka Galmudug

Waa markii labaad oo Safaaradda Mareykanka ay soo saareyso qoraal noocan ah oo ay amaan iyo bogaadin ugu jeedinayso hogaanka Galmudug ee qabtay wadahadalladii Dhuusamareeb.

Warar Keydmedia Online
Mareykanka oo amaanay hogaanka Galmudug

MUQDISHO, Soomaaliya - Qoraal lasoo dhigay shalay bogga Safaaradda Mareykanka ku leedahay Twitter-ka ayaa looga mahadceliyay Madaxweyne Qoor-Qoor qabashada Shirarkii Dhuusamareeb ay isagu yimaadeen madaxda Maamullada iyo DF.

"Waxaan uga mahadcelinaynaa Qoor Qoor howsha adag ee uu qabtay isago iyo shacabka Galmudug iyo kaalinta taariikhiga ah ee ay ka qaateen hanaanka doorashooyinka," ayaa lagu yiri qoraalka Safaaradda.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.