NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Maalmahan waxaa jiray khilaaf u dhaxeeyey wasaaradda ganacsiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliyeed.
Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda federaalka Soomaliya Khaliif Cabdi Cumar ayaa si rasmi ah waxa uu u kala diray rugta ganacsiga Soomaaliyeed, kadib qoraal uu soo saaray.
Sababta uu u kala diray rugta ganacsiga ayuu sheegay iney tahay kadib markii uu arkay curyaamin lagu hayo ganacsiga Soomaaliyeed.
Wasiir Khaliif ayaa soo magacaabay sidoo kale xubno guddi ah oo howsha sii wada, kana shaqeeya doorasho hufan oo hoggaanka rugta ah.
Halkaan hoose ka akhriso:
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments