Maxaa looga hadlayaa kulanka Maanta ee BFS?

Xildhibaanada ayaa xalay loo diray fariin lagu waregliyay inuu maanta jiro kulan furmaya 9:00 A.M., kaasoo ajandihiisu yahay ka doodista hindise sharciyeedka beeraha dalka.

Warar Keydmedia Online
Maxaa looga hadlayaa kulanka Maanta ee BFS?

MUQDISHO, Soomaaliya - Xalay ayaa gudoonka Gollaha Shacabka u diray Xildhibaanada fariin ku saabsan inuu maanta oo sabti ah jiro kulan akhrinta 1aad lagu marsiinayo hindise sharciyeedka beeraha Soomaaliya.

Waxaa lagu wadaa inuu kulanka furmo saacaduu markay tahay waqtiga Soomaaliya 9:00 A.M, iyadoo uu ka dhacay fadhiga xarunta Villa Hargeysa oo gudaha Madaxtooyadda ku taalla.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.