UK oo qorsheyneysa inay jarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya
Sharciyo badan oo ay meel-mariyeen ayaan weli lagu dhaqmin.
Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wargeliyey in berri kulankoodii caadiga ahaa uu ka dhici doono xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka berri ayuu guddoonka ku sheegay u codeynta Xubnaha Guddiga Adeega garsoorka, u codeynta Xubnaha Guddiga la Dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Nootaayooyinka Soomaaliya.
Golaha shacabka ayaa sharciyo badan oo aan dhaqangelin meel-mariyey, iyaga oo maalin walbo sidan oo kale sharciyo cusub u ansixiya.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments