Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Inkastoo uusan jirin horjooge Shabaab ka tirsan oo soo ridista diyaaradaasi ka hadlay ayaa haddanah war lagu soo daabacay bogga taageera kooxda Shabaab ee arrimaha bulshada ee Twitterka loo yaqaano ayaa lagu sheegay in diyaarad nooca dagaalka ah oo ay Kenya leedahay ay ku soo rideen dagaal ka dhacay deegaanka Biibi.
Dowladda Kenya ayaa warkaasi iyaduna beenisay oo ku sheegtay mid been abuur ah oo aan sal iyo raad lahayn.
Ma jiro warar madax banaan oo laga helaayo arrimaha diyaarada soo dhacday, qaar ka tirsan dadka deegaanka oo aan la hadalnay ayaa waa ay qaarkood noo xaqiijiyeen in la soo riday diyaarad dagaal.
Keydmedia Online -Xafiiska, Muqdisho
Add comment
Comments