Max’ud Garweyne “ kuma qanacsanin Raali galinta Amisom”

Muqdisho(Keydmedia) Sii hayaha xilka wasiirka dib u dajinta iyo Bani’aadanimada Dowladda KMG ah Max’ud Cabdi Ibraahim Garweyne ayaa sheegay in aan lagu qanci Karin raali galintii Amisom ay ka bixisay xasuuqii Talaadadii.
Warar Keydmedia Online
Max’ud Garweyne “ kuma qanacsanin Raali galinta Amisom”

“Amisom dad rayid ah ayeey si ula kac ah rasaas ugu furtay, wallow ay raali galin ka bixisay, laakiin waxaan xaqiijinayaa in raali galintaasi aanay aheyn mid aan lagu qanci Karin” sidaa waxaa yiri Garweyne.

Waxa uu ugu baaqay ciidamada Amisom in ay ka joojiyaan xasuuqa shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho.

www.keydmedia.net




Warar 3 August 2021 11:58

Waxaa la rumeysan yahay in Jibriil Saciid Cali Xuseen, ay gacantiisa ku maqan yihiin dad kale oo ajaaniib ah, kuwaas oo badankood la khaarijiyay kadib markii la isku fahmi waayay lacagihii ay Al-Shabaab u codsadeen madax-furashada.