MD K/galbeed oo taliye magacaabay

Maamulka K/galbeed ayaa dib u habeyn ku wada hoggaanka ciidanka si loo tayeeyo.

Warar Keydmedia Online
MD K/galbeed oo taliye magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed C/casiis Lafta-gareen ayaa magacaabay taliyaha howlgelinta ciidanka daraawiishta ee maamulkaasi.

Lafta-gareen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku sheegay in Aadan Xareed Cumar u magacaabay taliyaha howlgelita ciidanka daraawiishta K/galbeed, loona baahan yahay in waajibaadkiisa shqo uu guto.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.