Meydka Cali Khalif oo Muqdisho la keenay

Diyaarad gaar ah ayaa medyka kasoo qaadey maanta magaaladda Jigjiga oo Khamiistii ku geeriyoodey.

Warar Keydmedia Online
Meydka Cali Khalif oo Muqdisho la keenay

MUQDISHO, Soomaaliya - Maydka marxuum Cali Khaliif Galayr ayaa la soo gaarsiiyey Muqdisho, waxaana lagu wadaa in lagu aaso qabuuraha Afisyooni, ayna ka qaybgalaan mas'uuliyiin sare.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.