Midowga Musharaxiinta oo Farmaajo ku eedeeyay Colaad hurin

Midowga Musharixiinta ayaa cambareeyay hadalkii Cumar Filish, kuna tilmaamay hajabaad toos uga timid Madaxweyne Farmaajo. 

Warar Keydmedia Online
Midowga Musharaxiinta oo Farmaajo ku eedeeyay Colaad hurin

Midowga Musharaxiinta ayaa colaad hurin ku tilmaamay hadalkii shalay ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Filish. 

War-Murtiyeedkaan oo lagu faafiyay barahooda Facebook ayaa u qornaa sidatan: "Golaha Midowga Murashaxiinta (Musharaxiinta ayee ka wadaan) wuxuu si kulul u canbareynaya hadalkii colaad hurinta ahaa eee kasoo yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Finish)" 

Faahfaahin kala soco Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.