Egypt releases Somalia girl who killed driver for attempted rape
Wetangula ayaa ku eedyayay Dowlada Maraykanka in ay ka gaabineyso howsha la xiriirta amni ku soo dabaalida Soomaaliya tan iyo wixii ka danbeeyay howl galkii ay ku fashilantay ee 1992-dii.
"Maraykanka malaayiin doolar ayuu ku bixiyaa arimaha Afgaanistaan laakiin Bariga afrika si amaanka loo baahanyahay kaliya $500 milyan oo doolar, ma ahan bile, maalinle, sanadle ee guud ahaan qarashka ku kacaya howlgalka" ayuu yiri Wetangula oo saxaafada kula hadlay magaalada Newyork .
Xogahayaha guud ee QM Banki moon ayaa ka dalbaday beesha caalamka in ay dhaqaale ku yaboohdo si loo sugo amaanka guud ee Dalka Soomaaliya loona taageeri lahaa Dowlada iminka jirta, walow dowlada qudheeda oo khilaaf ragaadiyay.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments