Mucaaradka oo shir deg-deg ah ku leh Muqdisho

Musharraxiinta ayaa ka walaacsan nidaamka uu hadda wax ku wado Farmaajo.

Warar Keydmedia Online
Mucaaradka oo shir deg-deg ah ku leh Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmay shir degdeg ah oo ay leeyihiin siyaasiyiinta Mucaaradka, gaar ahaan kuwa u sharaxan xilka Madaxweyne.

Shirkan oo deg-deg ah ayaa looga arrinsanayaa xaaladda guud ee wadanka sida ammaanka iyo siyaasadda, sidoo kalena waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashada la saluugsan yahay.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.