Mudug Maahan Muqdisho Alow Mudduloodka Miir u yeel !

Muqdisho, (KON) Dr. Ali. A. Hirabe - Kuwa sheegta Xildhibaanada Federaalka oo u soo tafa xeeytay in aay Muqdisho ku celiyaan mugdigii aay soo martay waxaan leenaha waxaad damacsan tihiin cidwalbaa waa fahmi kartaa, walow inta maangaabka ah ee lagu awoorkacsanaayo aay leeyihiin hadaf guracan oo aanan dhab noqon karin.
Warar Keydmedia Online
Mudug Maahan Muqdisho Alow Mudduloodka Miir u yeel !

Xildhibaanada Muduloodka kaga jira Baarlamaanka waxaa aay noqdeen kuwa aanan laheeyn aragti fog si umada aay ka dhasheen uga baxaan dhibkii aay soo mareen,waxeey siyaasadooda dhaafi weeyday: Maxaan Cunaa ama maxaan Jeebka Gashtaa??? ma laha hadaf iyo ujeedo ka fog mida eey maanta kula midoobeen kuwa shacabkooda iyo dhilkooda xasiliyay una jooga Muqdisho in aay dib ugu celiyaan dagaalkii foosha xumaa ayaga oo aay ujeedkooda yahay in shacabka Muqdisho ku nool in uusan marana madax kor u soo kicin,waxaa taasi ka sii daran xildhibaanada ka yimid gobolada xasilooni in aayan daqli soo gelin Muqdisho balse aay dhuuqaan dhiiga iyo xaqa reer Muqdisho.

Waxaan talo ujeedin lahaa shacabka,siyaasiyiinta iyo indheergaradka reer Muqdisho in aay Godoomiha iyo Duqa Muqdisho ku qasbaan in uu ka hortago xildhibaanada Muqdisho la damacsan Mugdiga,Burburka iyo horumar laáanta,Xildhibaanada Muddulood xaqiiqdii ma matalaan shacabka Muddulood balse waxaa aay matalaan dhuuntooda marba haddii aay hadaf wadaag noqdeen kuwa burburka la damacsan Muqdisho. Muungaab waxaan leenahay waa in uu qaadaa talaabooyinka soo socda:

1. Shacabka Muqdisho degeni waa in uu u kacaa kagana hortaga burburka lala damacsan yahay banaanbaxyo waa-weeyn oo lagu muujinaayo horumarka Muqdisho kuwa diidani xiligaan in laga eryo Muqdisho dibna ugu noqdaan goboladii aay ka yimaadeen,waa in la burburiyaa hantida xoolaha aay Xamar ku leeyihiin kuwa xildhbaanada Muddulood ah ee ku hadafka noqday xildhibaanda ujeedkooda yahay in Muqdisho Mugdi aay gasho .

2. La xisaabtan dowlada dhexe xildhibaanada ka jooga Muqdisho sida haddii mushaarkooda 

Muqdisho uu ka yimaado ( Dekeda & Airporka  & Canshuurta reer Muqdisho ) waxaa waajib ahin mushaarkooda laga keeno gobolada aay ka soo jeedaan,kuwa parasit ah ama dulinka ku nool dhiiga umada aayan matalin waxaa quman in lagu wargeliyo in mushaarkooda ka yimaado gobolada aay matalaan.

3. Muqdisho waa in loo dhameeystiraa Poliska,NSS iyo kuwa degaanka si looga gudbo isqabqabsiga dowlada dhexe haddii R/waasre iyo xildhibaano is qabqabsanaya la arkaa in howsha aayan dib u dhicin.

4. Muungaab masuulka ugu sareeya Muqdisho waxaa qalad ah in shirar lagu duminayo dowlada dhexe in uusan ogolaan cidwalba oo rabtaa in aay shir qabsato waa in aay soo maraan hayadaha amniga ee gobolka Banaadir maadaama 

G.Banaadir masuulka ugu sareeyo uu yahay ninka masuulka ah waxii dhib ah ee ka yimaado Muqdisho,xildhibaada 

Socon meeyso teeyda  ( Gobolkeeyga ) nabad iyo baraare ha gaaro midka Muqdishana burbur ayaa ku wanaagsan,waxaan jecelnahay in xildhibaanada shaqadooda la cadeeyo ,maaha Hotel ayaan Xamar kaga jiraayaa markii aan jaad waayane waxaan abuurayaa mooshin iwm xildhibaanka shaqadiisa waa u kuurgelida hab u socodka dowlada iyo xiriirka shacabka aay matalaan in xaqii dowlada ku laheeyd la gaarsiiyay ?

Xassan Abshir,Maxed Cabdi Yususf iyo Cali Galeeyr  oo la ogyahay waxa aay Muqdisho u joogaan in aay tahay burburka reer Muqdisho halka Abdi Barre Yusuf Jibril,Abdirashid Mohamed Hidig,Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif  aay yihiin kuwa ka soo jeeda walwaal iyo wardheer hadafka aay xildhibaanimada ku heleeyne aay tahay burburka Somali iyo u adeega Ethiopia,ka saara Muqdisho kuwa diidan soo celinta Qaranimada Somalia.

Dr. Ali.A.Hirabe - Hirabe_a@hotmail.com