Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Muqdisho

Ilaa hadda lama oga waxa sababay shilkaan oo daqiiqo ka hor ka dhacay garoonka Aadan Cadde. 

Warar Keydmedia Online
Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Diyaarad nooca xamuulka ah ayaa la sheegayaa in ay goordhaweed ku soo dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho sida dad goob joogayaal ah u xaqiijiyeen Keydmedia Online.

Lama oga waxa sababay shilkaan, haseyeeshee wixii ku soo kordho halkaan ayaan idinkala socod siin doonnaa. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.