Egypt releases Somalia girl who killed driver for attempted rape
Dagaalka ayaa ka dhacay dhanka Bari ee magaalada Muqdisho, waxaana madaafiicda dagaalka leysu adeegsaday ay sababatay dhimasho iyo dhaawac soo gaartay shacabka deegaanka ku nool.
Madfac ku dhacay xera barakacayaal oo ku taala degmada Boondheere ayaa waxaa ku geeriyooday afar caruur ah iyo hooyadooda, waxaan sidoo kale isla dagaalkaasi ku dhintay hooyo Soomaaliyeed oo ku sugneed degmada Wardhiigley meel ku dhaw dugsiga Max’ud Xarbi iyo dad kale.
Dagaalka ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dad tiradooda ay ka badantahay 20 ruux oo rayid ah kuwaasoo lala tiigsaday goobaha caafimaadka.
Add comment
Comments