Musharaxiinta oo Kulan uga furmay Muqdisho

Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre ayaa kulanka ka qeybgalaya, isagoo dhawaan kasoo laabtay Ruushka.

Warar Keydmedia Online
Musharaxiinta oo Kulan uga furmay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa goordhaw Muqdisho shir uga furmay Midowga Musharixiinta Mucaaradka, oo kawada hadlaya xaaladda dalka, doorashooyinka iyo Ciidanka Farmaajo uu duldhigay xaruumahooda.

Madaxdii hore, oo Xasan Sheekh iyo Xasan Cali Khayre ay kamid yihiin ayaa ka qeybgalaya kulanka, waxayna wararku sheegayaan in Musharixiinta ay go'aanno kasoo saari doonaan doorashadda dib u dhacday.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.