Muslimiinta Caalamka oo maanta isugu tagay Banka carafe

Makka(Keydmedia) Waxaa maanta muslimiinta caalamka ee ka kala tagtay dunida daafaheeda ay si wada jir ah u taagan yihiin banka carafe halkaasoo ay ku gudanayaan rukniga labaad ee arkaanta Xajka.
Warar Keydmedia Online
Muslimiinta Caalamka oo maanta isugu tagay Banka carafe

Malaayiin muslimiin ah oo ka kala tagtay dunida daafaheeda isla markaana ay Soomaali ka qeyb tahay ayaa saakay Salaadii subax kadib istaagay Banka carafa halkaasoo ay taagnaan doonaan ilaa qorrax dhaca maanta.

Kadib marka Gabalka uu dhaco ayaa muslimiinta waxay u jiheysan doonaan dhanka Mustalafa halkaasoo ay ka sii amba qaadi doonaan gudashada waajibaadka Xajka,.

www.keydmedia.net

 




Warar 20 February 2021 1:45

Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in dad gaaraya 20 qof ay ku dhimatay dagaalka Muqdisho, inkastoo macluumadka ay Keydmedia Online haleysa sheegaya in ku dhawaad 60 qof ay ku dhinteen.