Nabad Sugida Qaranka kuwa Argagixisada Guryaha ka Kireeya waan kala wareygeynaa

Moqadisho, (KON) - Nabad Sugida Qaranka oo digjniin u dirtay Milkiilayaasha Guryaha ka kireysta Kooxda Shabaab oo aad ugu Milmaya Degaanka Magaalo Madaxda Moqadisho siiba Degmada Dayniile & Xafada Buulo Xuubey.
Warar Keydmedia Online
Nabad Sugida Qaranka kuwa Argagixisada Guryaha ka Kireeya waan kala wareygeynaa

Taliyaha Ciidmada Nabad Sugida  Khaliif Axmed Ereg oo maantay Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in ay 80 Ruux ku soo Qabqabteen Hawlgalo ay baryaahaan wadeen.

Kooxda Argagixisadu waxay Guryo ka Ijaartaan Degmada Dayniile, Xaafada Buulo Xubey iyo Xaafado kale oo aan haatan Ishak u heyno. Gurigi lagu Qabto Argagixiso lagana helo Hub Milkilahasu ha ogaado in ay Dawlada Soomaaliya kala wareegi doonto ayuu hadalkiisii ku soo Gabangabeyey Khalif Axmed Ereg.

Keydmedia.Net




Warar 21 October 2020 9:51

Farmaajo ayaa qorsheynaya inuu xilka ka qaado taliyeyaasha Ciidamada Militeriga, Booliska iyo Asluubta, iyadoo sidoo kale isbedel lagu sameynayo talisyada laamaha Amniga degmooyinka Gobolka Banadir, sida ay ogaatay Keydmedia Online.