Nabadoon lagu dilay Boosaaso

BOSAASO(KEYDMEDIA)waxaa Xalay magaalada Boosaaso lagu dilay nin nabadoon ah oo caan ahaa kaasoo lagu magacaabi jiray C.waahaab Shiikh Axmed.
Warar Keydmedia Online
Nabadoon lagu dilay Boosaaso

fuliyay dhalinyaro hubeysan oo aan la aqoonsan.

Mr C.wahaab ayaa ka soo jeeda dhulka Ismaamulka soomaalida ee Itoobiya, waxaana uu qeyb ka ahaa dadka maalgashaday shirkada Goolis ee isgaarsinta bixisa.

Dilkaas ayaan la ogeyn sababta ka danbeysay, waxaase la rumeysanyahay in arimo qabiil uu la xiriiro dilka

WWW.KEYDMEDIA.NT