Naqdin: Lacagaha la Lunsaday iyo kuwii tagay oo wali Qas wada

Nairobi (KON) - Sheikh Sharif iyo Sharif Sakiin waa Labada Nin ee Soomaaliya la dagay, waxay Lunsadeen ku dhawaad 70 Million Dollar, laakin si dadbadan dhawaca & dib u dhac Dhaqaale ee Dalka soo gaaray wuxuu kor u dhafayaa 3 Billion Dollar Sanadahii 2009 ilaa 2011.
Warar Keydmedia Online
Naqdin: Lacagaha la Lunsaday iyo kuwii tagay oo wali Qas wada

Sheikh Sharif waxaa magangalyo Siyasadeed & Hooy inta noloshiisa uga harsan siiyey Dowalada Uganadha, maadama uu u Saxiixyey Ugandha Ciidamdo 17,000 ee dalka ku jooga Magaca AMISOM,
beesha cCalamka ku bixiso duni dhan $1 Bilion Dollar sanadkiiba, Sheikh Shariif Lugooyada uu ka tagay mudo dheer ayey na dabo joogi.

Soomaaliya, Dowlad Dunida Aqoonsantahay oo Ugandha leedahay ciidamo dheeraad ayan soo direenaa, Madaxweyne Xasan Sheikh Cudurkii miyaa gaaray isagana?

Sidoo kale, Sharif Sakiin waa Qaa’in kan ugu weyn oo Maxkamad in la horgeeyo ayey aheyd, in wali uu Qas ku hayo Soomaaliya oo Maamul Goboleed aan jirin la soo tagan, Jawari-nah Shaki ku abuuray. Nasiib wanaag dadka dhibka ugu weyn soo garatay 20kii Sano danbe waa Digil & Mirifle, Maanta halkii ay Bay & Bakool mamul usameysan laheeyna wali jaho Warer Siyaasadeed ayaa haysto.

Jubada Hoose, Jubada Dhexe & Gedo Mamulkooda & wada hadalkaba wuu socdaa, Digil & Mirifle iyo Soomaalida kale way wada dagaan, laakin in loo hanqal taago aya qalad ah, Digil & Mirifle waxan kula talin ina Bay & Bakool mamul u sameystaan oo Sharif Sakiin uu Waqti ka lumin.

Waa in la helo Urur Somaliyeed oo Ssiyaasiyinta Lacagaha Lunsaday dabo galo, Wadamada ay joogaan lagu dacwweeya, dowalda Soomaaliya codsato in hantidooda "Farozen" la saaro.

Waa argtaa in Charles Taylor 50 Sano ayaa lagu xukmay, hadii mid Somali la xukumo dalku wuu degi. Maxaa inoo harsan?

Halkaan ka Aqriso Faallo ku aadan Qoraalka "Abdi NGO"

Aragtidada: Abdi "Ila Tali Walaal"