Nin jeclaysiga iyo musuq-maasuqa Soomaaliya

Safaaradda Mareykakaa ayaa mudooyinkii dambe soo saareysay qoraallo isdaba joog ah oo ay ku cabsi gelinaysa hogaamiyeyaasha Soomaalida.

Warar Keydmedia Online
Nin jeclaysiga iyo musuq-maasuqa Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Musuq-maasuqa iyo nin jeclaysiga waxay khatar gelinayaan hanaanka dib u habeynta amniga Soomaaliya, ayay tiri Safaaradda Mareykanka ee magaaladda Muqdisho.

Sidoo kale waxay Safaaradda ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay Twitter-ka in musuq-maasuqa wuxuu halis ku yahay amniga muwaadiniinta, wuxuuna dhiiragelinayaa cadowga Soomalaiya.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.