Nin kamid ah Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho lagu Qafaashay

Muqdisho (KON) - Waxaa Muqdisho lagu Afduubtay Nin kamid ah Odayaashii soo xulay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya. Lagu Qafaashay
Warar Keydmedia Online
Nin kamid ah Odayaasha Dhaqanka oo Muqdisho lagu Qafaashay

Suldaan Cusmaan Cadaawe oo kamid ah Madax dhaqameedkii soo xulay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa lagu afduubtay Gurigiisa kamid markii Jirdil loo geestay.

Ehelka Suldaanka ayaa waxey sheegeen in ay Afduubka ey geysteen Kooxo Afduubnaayeen.

Odaygaani ka tirsanaa dhaqankii soo xulayay Baarlamaanka cusub ayaana laga warheyn arinta dhabta ah ee ka danbeysay in la afduubto.

Ilaa iyo hada lama oga meesha lagu haayo Suldaan Cusmaan Cadaawe iyo Sababta loo Afduubtay.

Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.