Safaaradda Ingiriiska

‘Non Paper’ dooqyada kala duwan oo ay doorashada u dhici karto

Warqadan oo baraha bulshada aad loo hadal hayay ayaa waxa la sheegayaa in ay ka timid Safaaradda Ingiriiska, Keydmedia Online ayaa ogaatay.

Warar Keydmedia Online
‘Non Paper’ dooqyada kala duwan oo ay doorashada u dhici karto

Waxay qaadaa dhigeysaa dooqyada kala duwan oo ay doorashada u dhici karto, mid walba iyo waxa ka dhalan kara iyo dabcan mudada ay qaadan karto.

Hoos ka akhriso Warqadda oo ku qoron Af-Ingriiska: 

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.