Odayaasha Hawiye: dowlada ha is xaliso

MUQDISHO(KEYDMEDIA)Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa waxa ay ugu baaqeen madaxda Dowlada in ay joojiyaan khilaafka isla marka ay ka shaqeeyaan danaha bulshada
Warar Keydmedia Online
Odayaasha Hawiye: dowlada ha is xaliso

Nabadoon max’ed Xasan Xaad oo ka mid ah odayaasha dhaqanka hawiye  ayaa yiri  “ Waxaan ku  baaqeynaa in aan la beerdareen fursada jirta isla markaana shacabka aan quus lagu ridin, waana is heysadka dowlada dhexdeeda ah la dahmeeyaa”.

Odayaasha hawiye ayaa xiliya hore baaq midkan la mid ah waxa ay u jeediyeen madaxda dowlada laakiin waxaan jirin fal celin rasmi ah oo ay dowlada ka sameysay arintan iyadoona odayaasha ay niyad jab ku abuurtay baaqyadooda aan waxba laga soo qaadin.

WWW.KEYDMEDIA.NET

 




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.