Ogeysiis: Xaflad lagu qaban doono Jarmal & Tarsan oo kasoo qeyb gali doono

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Umadaa Somaliyeed ee kunool Wadanka Jarmal in lagu qabanayo Magalada Essen xaflad weyn oo gargaar loogu aruurinayo dadka dacdaraysan ee Muslimiinta ah guud ahaan, gaar ahaana Somalia.
Warar Keydmedia Online
Ogeysiis: Xaflad lagu qaban doono Jarmal & Tarsan oo kasoo qeyb gali doono

Waxaana kasoo qayb galaysa Dr. Maryam Qasim - Wasiradii hore ee Arimaha Qoyska.

Waxaa kaloo lasugayaa inuu kasoo qaybgalo MAXMAD NUR TARSAN, Duqa Magaalada Muqdisho

Madashu waa Sab. 12Mai 2012

Goobtu waa Magaalada Essen

Sacadu waa 15.00 Duhurnimo.

Waxaana laga codsanayaa Umaada Soomaaliyeed inay si aad ah uga soo qayb gasho xafladaas….!

Dr. Axmad Cabdulahi - Editor of society, health and education policy for Keydmedia - Germany - Axmed.abdulahi@Keydmedia.net

 

 




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.