Puntland iyo Jubbaland oo ku dhawaaqay xubnaha Guddiga Doorshada

Maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland ayaa caawa magacaabay Xubnaha maamuladaan ee kamid noqonaya Guddiga Doorshada Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online
Puntland iyo Jubbaland oo ku dhawaaqay xubnaha Guddiga Doorshada

Puntland iyo Jubbaland ayaa soo caawa saqdi dhexe soo gudbiyay Guddiga laga sugayay si ay qeyb uga noqoto qabsoomida shir wadatashi oo si guud lagu xalliyo dhammaan qodobada lagu muransan yahay.

Wixii Faahfaahin ah kala soco bogga Wararka ee Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.