Puntland: Kiiska Xildhibaanno xasaanad laga qaadey oo dib loo dhigay

Xildhibaanada ayaa lagu eedeeyay inay jebiyeen xeer hoosaadka Baarlamaanka Puntland.

Warar Keydmedia Online
Puntland: Kiiska Xildhibaanno xasaanad laga qaadey oo dib loo dhigay

GAROWE, Puntland - Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa maanta dib u dhigay go'aan ka gaarista kiisaska 8 Xildhibaan oo Todobaadkii tagey xasaanadda laga qaadey.

Maxkamadda waxay ku dhawaaqday in Sabtida soo socota ay u fariisan doonto arinta mudaniyaasha oo lagu soo eedeeyay jebinta xeer hoosaadka Baarlamaanka.

KEYDMEDIA ONLINE 

Commenting is not available in this channel entry.