Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Maamulka Puntland ayaa baaritaanno xoog leh ka billaabay magaalada Boosaaso oo looga shaki sanyahay in ay ku dhuumaaleysanayaan kooxo lid ku ah amniga.
BOOSAASO, Soomaaliya - Ciidamada booliska Maamul Goboleedka Puntland ayaa howgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ku soo qabtay dad looga shakisan yahay in ay xiriir la leeyihiin Kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.
Dadka lasoo qabtay oo u badan shaqsiyaad ka soo jeeda degaannada Kofur Galbeed ayaa lagu wadaa baaritaan dheeri ah
Dhawaan ayayna ahayd markii Taliska Ciidanka PSF ee Puntland sheegeen inay ku raad-joogaan xubno doonaya inay weeraro Argagixiso ka fuliyaan Magaalada Boosaaso.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments