Qadiijo Diiriye: lacagta hanaloo soo hormariyo.

Qadiijo Maxamed Diiriye oo kamid ah baarlamaanka Shariif Xasan ayaa Shalay waxa ay codsatay in lacag hor u marin ah lasiiiyo iyada iyo kuwa kufikirka ah.
Warar Keydmedia Online
Qadiijo Diiriye: lacagta hanaloo soo hormariyo.

"Lacagta hanaloo soo hormariyo si aan horay ugu sii soconno," sidaa waxaa si mugdi ku jiro oo aan la'ogaan karin xildhibaanada hortooda uga tiri Qadiijo Diiriye oo si cad u sheegtay in axdiga dalka in lajebiyaahi aysan dhib laheyn.

intii codkaasi Qadiija maqashay ayaa waxa ay kujaha wareersanyihiin in lacagtu ay aheyd mushaar iyo in ay tahay lacagihii lagu qarashgareynayay gumeysi gelinyta dalka oo ay mudanayaasha calooshood u shaqeestayaalka ah ay u balan qaadeen ragii wakiilka looga soo dhigay heshiiskii maxmiyada.

Inkasta oo Qadiija codsatay hormarinta lacag aysan cayimin hadana mudanayaal kusheeg aad u badan ayaa waxa ay gacanata u taageen shalay in dalka hogaankiisa Soomaalida laga wareejyo gumeysina uu lugta lagalo.

www.keydmedia.net