Qaramada Midoobay cambaareysay weerarkii Afrik Hotel

Wakiilka ergayga Qaramada Misoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu laayay saraakiil, shacab iyo shaqaalihii hotel Afrik ee magaalada Muqdisho

Warar Keydmedia Online
Qaramada Midoobay cambaareysay weerarkii Afrik Hotel

MUQDISHO, Soomaaliya - Wakiilka ergayga Qaramada Misoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu laayay saraakiil, shacab iyo shaqaalihii hotel Afrik ee magaalada Muqdisho.

James Swan ayaa sheegay in ay cambareenayaan Weerarkii lagu laayay dad rayid ah.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.